Kusoo biir DISCORD keena: https://discord.gg/ueTcsy3

Kusoo biir Facebook Groupkeena “Somali Programmers” https://www.facebook.com/groups/230156310811009/

WordPress Lessons: https://www.shorturl.at/cejE5

Bluehost Affiliate: https://www.bluehost.com/track/duranali/

My Web Design Business: http://sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: https://alifcloud.com
my facebook: http://facebook.com/duraanali
my twitter: https://twitter.com/duranali619
My Instagram: http://instagram.com/duraan_ali
my email: [email protected]

Hadaa ka faa’iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: https://www.patreon.com/duraanali

By admin

21 thoughts on “Sidee Hosting iyo Domain loo Sameystaa – Si Fudud Waliba!”
  1. Ustaad waad mahadsan tahay
    Hal suaaal ayaan qabaa!
    Tusaale hadii aan rabo platfromka amma website ka aan anigu leeyhay inaan dadka ku xidhan lacag ka qaato sideen ugu xidhi karaa account amma qYbta lacag bixinta
    Fadlan inyaro faahfaahin ah iga soo bixi
    Waaad mahadsan tahay

  2. Thank you ustaad lkn waxaan ku weydiin lahaa ustaad adigoo mahad San madada lagu barto sida inaan sida what apka tiktok isnaab jaad oo kale inaan sameyo ayaan raba inaan sidaas oo kale noqdo madada inaan barto leyga rabo inaad usheegto ayaan raba ardey cusub oo hada inuu barto ITga ayaan ahay adigoo raaliya ustaad iga jawaab

  3. asc ustaad duraan waanku salaamey salaan kadib waxaan rabay in aan ku waydiyo hal su aal oo aan maalin walba is waydiyo markaan code qoraayo ustaad views wepsite kayga lacag miyaan ku helayaa mahad sanid macln plz ii jwab

  4. Asc waa Abdulahi Abdisalan ustaad duraan runti macalin aad u wanagsan baa tahay wax badana waad noo faa iidaysay allah khayr kugu badalo.
    Xogaa waxaa mugdi iiga jiraa mozillaha sida wordpresss ka loogu install gareeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.